Shirkadda hilibka & Caanaha Geela ee Beder waa shirkad si gaar ah loo leeyahay, Waxaa aasaasay ganacsade Jaamac Cumar Cabdulle.

Shirkadda Beder waa shirkaddii ugu horeysay ee hirgelisay hab casri ah oo loo xannaaneyo loogana faa’iideysto xoolaha nool, kaas oo kaduwan habkii dhaqanka ee xoolaha loo dhaqan jiray.

Laba kamid ah shaqaalaha Geela Beder oo lisaya mid kamid ah Halaha Geela

Beder waxa ay hirgelisay dhismaha Beero lagu dhaqo xoolaha oo lagu daboolo dhammaan baahida xoolaha ee calaf iyo caafimaadba iyada oo Cad iyo Caano fiican laga soosaarayo.

Xeradii ugu horreysay ee xannaaneynta xoolaha waxa ay shirkaddu ka hirgelisay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud bartamaha Soomaaliya February-2006, xilligaas waxa lagu billaabay tijaabada 4 neef oo Geel ah, kuwaas oo ay shirkaddu ku xareysay beer xannaada xoolaha ah oo ay u diyaarisay in lagu sameeyo tijaabo ku saabsan in Geelu la qabsan karo habka xannaanada xoolaha ee lagu sameeyo Magaalooyinka.

Awrka Geela

Tijaabadaasi waxa ya muujisay natiijo fiican, geelii laga billaabay 4taas neef waxa uu gaaray 1230 neef oo isugu jira Lab, Dheddig, Aaran, Qaalmo iyo Qubacba leh, waxa uu noqday geelaasi mid ka caafimaad iyo muuqaal wanaagsna geelasha kale.

Waxsoosaarka Shirkadda hilibka & Caanaha Geela ee Beder ee dheefta xoolaha ayaa noqday mid aad loo xiiseeyey loona qaatay iyada oo dadkii iibsaday ay muujiyeen in ay aad uga heleen habkan xannaanada Geela, waxaana kor u kacay iibka shirkadda maalinba maalinka xiga.

 

_________________________

Company overview
Beder Dairy and Meat Company was established by the sole trader Jama Omar Abdalla and was the first, nontraditional farmyard animal rearing business in Somalia, camels were kept in rearing centers from birth to fully grown milk giving animals, where they were provided with food, water and frequent medical checkups.

First center was established in Guriel on February-2006, central Somalia where up to 4 camels were kept in animal husbandry center, to test whether camels can be adapted to domestic, indoor animal rearing. The test showed good results, the camel gave more milk, gained more weight and become healthier compared to the natural camel herd, and our products were favored by all types of users, and our sales grow from day-to-day.

Current numbers of animals are as follows:
• Camel: 1230 camels; 65% female, 35% male
• Goats: 220 goats; 95% male, and 5% female

Vision
Beder Dairy and Meat Company want to be the premier supplier of fresh and healthy animal products in Somalia.

Mission
Our main purpose of establishment and existence is to supplying natural local animal products to both local and international markets.

Our core values

  1. Fresh and high quality farm product for all consumers.
  2.  Prompt and reliable delivery.
  3. Guinness and faithfulness
  4.  Customer need valuing