Shirkadda hilibka & caanaha Geela ee Beder waxa ay soosaartaa 1668 Litar oo ah caano geel oo saafi ah, caanahaas waxa ay shirkaddu kasoosaartaa 5 xarumood oo lagu xannaaneeyo Geela, kuwaas oo ku kalayaal Muqdisho, Guriceel iyo Hargeysa.

Xarumaha Muqdisho

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Daaqa Geela
Beder waxa ay gobolada Bay, Bakool iyo Shabeelaha hoose ku leedahay deegaan daaqsin ah oo geela loo bulsheeyo, waxaana deegaankaas Geela loogu diyaariyey caafimaad iyo xannaano guud

Shirkadda hilibka & caanaha geela ee Beder